.
Annunci online

  Banaadiri [ Banaadir-Una regione antica dell'Africa Orien.Banaadir intendiamo quella fascia costiera dalla cittadina di Warshiikh a nord di Mogadiscio fino a Raskiyamboni verso il confine col Kenya,Kisimayo inclusa.I banaadiri hanno origne araba,Bantu&Cuscito ]
 
Diario
 


Banaadiri in Italia

           
banaadiri@gmail.com
Il territorio dei Banaadiri - indicato con la manina - nel Corno d'Africa


Il Territorio dei Banaadiri
Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri to use


Messaggi di saluto e sostegno inviati durante la manifestazione Italia Africa del 2004
Festa d'Africa Festival 2005



Two thousand seasons of rain
When incense weeps

By Irena Knehtl
For the Yemen Times



Mappa -indicazione del Banaadir nel Continente Africano-Banaadiri


Enzo Biagi














Questo blog sostiene la nomina
di Enzo
Biagi Senatore a Vita.


Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri Italy

Contact Banaadiri Italy:
banaadiri@gmail.com

 Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri Italy






Emblema Storica 
   del 
Banaadir.


Foto botte parlamentari Somalia - Allpuntland






Dagaalkii Ka dhacey Barlamaanka
Le botte e bastonate che si sono date parlamentari
Della Somalia Federale in Kenya
 (Video from Reuter)


Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri Italy

Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri Italy

Copyright Banaadiri - Ask Banaadiri Italy


United Nations Environment
Programme:
After the
Tsunami: Rapid Environ-
mental Assessment

 

A place for poetry
The Maldives and the post-Tsunami era

By Irena Knehtl
iren_knehtl@yahoo.com
For The Yemen Times

Poetic images from the desert
Beauty in the barrenness of the Empty Quarter

By Irena Knehtl
iren_knehtl@maktoob.com
For The Yemen Times


Protest letter concerning the
future political order of Federal
States of Somalia and the
position of the Banaadiri and
the Banaadir

Mr. Mohamed Abbas Sufi
President of the Banaadiri
Community in Italy
Abokar M. Sadiq
President of the Banaadiri
Community in Switzerland
 
Full Story...
 
Yemen Times-Sana'a/Yemen

Human Rights Watch

Rapporto-denuncia
su torture e maltrattamenti
nelle prigioni Iraqene



Leggi...

Costituzione Europea
Il Testo finale

Leggi...

Reporter

Reporter Associati
e Paolo Mondani su EcoRadio



Tutti i giorni
dal Lunedì al Venerdì
dalle 19.15 alle 19.45

Entra...



Amin Amir's Cartoon ...


Samir's Cartoon
Yemen Times


The culture of people of
Banaadir (part 2)


Yemen Times
Henna - one of the famous traditions
of Banaadir.

Irena Knehtl & Mohammed Abati
For Yemen Times
iren_knehtl@yahoo.com



The culture of people of Banaadir (part 1)

Yemen Times

Banaadiri women weavering outdoors.

By Irena Knehtl &
Mohammed Abati*
For the Yemen Times
iren_knehtl@yahoo.com


29/9/2004
Nr. 559-01/08 October 2004
Africa e Medio Oriente
Somalia - Banaadir, il paese dei
porti  - per tramite
President of Banaadiri Community in Italy
di Mohamed ABBAS



home page liberate la pace
Assoc. Un Ponte per ...
www.unponteper.it


 

 

 

 

 





Banaadiri, The renewal of a
    
millenary identity’ is
      
published, Italy.
       
In order to have
          it contact us

 



New
Corno d’Africa, fuga dall’inferno
di E. Casale &
Mohamed ABBAS Sufi

Si trova già in edicola
Published in June 2004

 



Novembre 2003
Attualita italiana/Immigrazione
di Bianca S. = Mohamed Abbas
PANORAMA - Fuga dalla Nazione
che non esiste più |
 
Con la guerra civile, lo stato è nel caos.
Non c'è il governo e neppure l'anagrafe.
Così, i profughi che sopravvivono alla
traversata non possono neanche
chiedere asilo politico. 
 

 


Rivista Africa & Mediterraneo
Nr. 3/01 (37) - Totale Pag. 80 pp
Situazioni
Banaadir, un popolo e un'identità
negata a cura di Mohamed Abbas Sufi

 

 

 

 

 



 

Nuredin Hagi Scikei
Somalia: un’invenzione italiana
















 
Congresso Internazionale sul Corno d'Africa
Seminaire de Rome sur la Corne d'Afrique
Il Congresso Internazionale
Corganizzato dall'ACBI con
L'università di Bologna, sul
Tema ''
The Horn of Africa between
History, Law and Politics'' 2002/2003
Il programma nel sito dell'Univ. di Bo

Horn of Africa - UniBo Magazine





 
Immigrati e italiani: il futuro è convivenza



Profile and Book Review
BANAADIR: The Country of Harbors

By Irena Knehtl

Marka. This coastal city is 50 km south of
Mogadishu, and was founded by the Arab
Banaadiris.

iren_knehtl@yahoo.com
For the Yemen Times












 

 




ASSOCIAZIONE CULTURALE DEI BANAADIRIANI
IN ITALIA (ACBI)
-
I Banaadiri sono un popolo
multietnico e mutliculturale che abitano nel
Corno d'Africa.Essi sono composti da popolazione
di origine Araba, Bantu e altri gruppi Cusciti.
Banaadir è una delle regioni più antica
dell'attuale Somalia,  ed il suo capoluogo è
Mogadiscio detta anche '' XAMAR''.
Il sito  - websitedei banaadiri in Italia :
    
www.banaadiri.org   

moh_cabbas.jpg (30017 bytes)

 


Presidente dei Banaadiri in Italia ( ACBI).
Il presidente dell'Associazione Culturale dei
Banaadiriani in Italia - ACBI, è uno membri 
attivi e promotore del gruppo che fondo’ la
stessa Associazione.
Egli è
uno dei portavoce del Popolo Banaadiri
nel mondo,
e si propone di stimolare l'attenzione
delle cancellerie inter
nazionali, sopratutto in
Europa, con proposte che possono
contribuire
alla soluzione politica dei gravi problemi del
Corno
d'Africa (una regione legata all’Italia da
 una lunga storia di rapporti culturali, politici,
economici e sociali). 

 

 

 

 

 


Foto di Gruppo del Congresso Internazionale
sul tema Corno d'Africa tra Storia, Diritto e Politica,
coorganizzata con l'Univ. di BO - Copyright ACBI

 

 

 


 


Foto di un Gruppo di Banaadiri al secondo
Congresso Intern. dei Banaadiri in Netherland
anno 2002 - Copyright ACBI

 

 

 

 

  

President of Banaadiri     President of Banaadiri Italy
Italy                                  Netherland

 

 

 

 

 
President    Banaadiri   President    Banaadiri
Swiss                              United Kingdom
 

 

 


 


President    Banaadiri   President    Banaadiri
Swiden                            Minesota - USA
  

 

 

 

 


Giornalista Banaadiri   Intellettuale Banaadiri

 

 

 

 

 Rappresentanti dell'Istituzioni Ollandese

 

 

 

 

Intellett. Banaadiri       Resp. giovani Banaadiri 

 

 

 

 

Intellettuale Banaadiri     Intellett. Banaadiri 





 



Salim H. Mao/Master of Markacadeey

salim_mao_3 copy.jpg (23919 bytes)

Foto di gruppo di banaadiri in Ollanda

all6 copy.jpg (45476 bytes) 
engabbas.jpg (24845 bytes)
holland2.jpg (29259 bytes)
salim2.jpg (26418 bytes)
odoyaal1.jpg (30240 bytes)
all3 copy.jpg (41122 bytes)
aweys_khamis2.jpg (32550 bytes)
odayaal5.jpg (41019 bytes)
odayaal9.jpg (42898 bytes)
odayaal10.jpg (40083 bytes)
shirka_2aad_13.jpg (44490 bytes)
sharif_cumar.jpg (39870 bytes)
anisa.jpg (41556 bytes)
guud1.jpg (43205 bytes)
guud4.jpg (44304 bytes)
ikar1.jpg (34306 bytes)
















muridi1.jpg (39339 bytes)
A.jpg (25929 bytes)
sharif_cumar3.jpg (35901 bytes)
aweys_axmed.jpg (41225 bytes)
buwe.jpg (34499 bytes)
x2.jpg (35790 bytes)
holland2.jpg (29259 bytes)
shirka4.jpg (25652 bytes)
sharif_cali.jpg (27221 bytes)
moh_cadde.jpg (29983 bytes)
oday4.jpg (23065 bytes)
nuur_sharif2 copy.jpg (23995 bytes)
maclow1.jpg (33075 bytes)
ibrahim.jpg (24127 bytes)
 
oday11.jpg (18210 bytes)
minesota.jpg (33746 bytes)
moh_xabib.jpg (27007 bytes)
from_swiss.jpg (22827 bytes)


Contact Banaadiri in Italy:


banaadiri@gmail.com
or,
banaadiri1@yahoo.it


23 gennaio 2012

Others (NUS 0.5) mar waliba “Xaq ma ahan ee waa xal” maku imaan karaa xalka Soomaaliya By Abuukar Maxammed Sadiiq


Others (NUS 0.5) mar waliba “xaq ma ahan ee waa xal” maku imaan karaa xalka Soomaaliya. By Abuukar Muhammed Sadiiq

Anigoo ah guddoomiyaha Ururka qoowmiyadda Banaadiri ee dalka Iswiiska Abuukar Muxammad Sadiiq waxaan madaxda beesha Qoowmiyadda Banaadiri iyo beelaha kale nala mid ah ee aan hubeysneeyn ugu baaqayaa in lagu dadaalo sidii loo joojin/hor'tagi lahaa nidaamka xaq darrada ah ee wax wada qeeybsiga 4.5ka. Madaxda qabqablayaasha beelaha hubeeysan weli ay maskaxdoodi ka bixin habkaasi, waxaan u sheegayaa marka hore in DHUL DADKIISA ISKA LEH, waxaana leeyahay ka fiirsada waxaad damceeysaan iyo dhulalka sheeganaysaanba, sababtoo ah, Soomaaliya manta dhibaatada ugu weyn ee haysata waa dhul kala haysasho, dowlad Soomaali ahne u dhismi la'dahay in ka badan 20 (labaatan) sano, sidaas darteed beel kastaba haku ekaadaan dhulkoodi ee yeeysaan damcin dhul aan isir iyo assalba u lahayn. Badbaadinta dhismaha dowladda Soomaaliya waa in loo maraa waddo ku dhisan caddaalad '' SINNAAN IYO CADDAALAD WAA AASAAKA DOWLADNIMADA '' ee yaan lala aadin dulmi ama dano qabiil. Awood qaybsiga habka 4.5ka ma aha mid ku qotoma caddaaladda iyo sinnaanta, wuxuuna ka soo hor'jeedaa: dhaqanka hiddaha Soomaaliyeed, maxaa yeelay beelaha Soomaaliyeed tiro ahaan aysan isla ekeyn, deegaan ahaanne ay ku kala weynyihiin ; beelaha xaqoodi nus laga dhigay laga yaabo in ay ka tiro badan yihiin beelahaas qaarkoodi ay isku tiriyaan beelaha waaweyn.

Waxaa yaabka yaabkiisa ah in madaxdii hore ee maxaakiimta oo maantane qaarkoodi madax ka yihiin dowladda KMG ee Soomaaliya in ay ku doodi jireen habka 4.5ka inay tahay xaaraan, caddaalad darro marka loo fiiriyo dhankastaba, xagga diinta Islaamkuna iyo dhanka bulshada soomaaliyeedna ay dulmi tahay in beelaha hubeeysan laga sareeysiiyo beelaha aan hubaysneeyn ee aan dhibka geeysan, maantane nidaamkaasi ay wataan madaxdaasi. Madaxdaasi oo hor'muud u yahay Sh. Shariif Sheekh Axmed madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya markii la weeydiiyey sababta ay u hir'galinayaan nidaamkaasi? waxay ku jawaabeen: xaq looma baahnee xal baa loo baahanyahay iyagoo qarinaya xaqa, baadilkana lagu dhaqmo, taasoo ka soo wada hor'jeeda beelaha aan hubeesneeyn.

Ilaa iyo maanta mala yaqaan habka xaqdarrada ah ee nidaamka 4.5ka meesha laga keenay, mana qabo dhaqanka Soomaalida, sidoo kale xittaa Sharciga Caalamka iyo Shareecada Islaamkaba. Haddii aan laga hor'tagin nidaamkaasi lagu qeeybin doono: xildhibaanada iyo wasiirada wuxuu u sii gudbidoonaa: agaasimayaasha guud ee wasaaradaha, taliyeyaasha militariga iyo boliiska, safiirada iyo qunsuliyiinta wakiil inooga noqon doona dowladaha caalamka iyo wixii la mid ahba iyadoo loo eegeeynin aqoonta iyo xirfadda aay leeyihiin ee lagu magacaabidoono kaliya nidaamka xaaraanta ee 4.5ka oo ah sunta ku dhex saaqan madaxda beelaha hubeeysan oo loo baahan yahay in loo helo daawo aay ku caafimaadaan.

Haddaba, waxaa ii caddaatay in madaxda qabqablayaasha beelaha hubeeysan ee wata habka 4.5ka in aay waxba ka aqoonin taariikhda Soomaaliya khaasatan kan Qoowmiyadda Banaadiri, sababtoo ah marne maku dhawaaqi laheeyn nidaamkaasi xaqdarrada ah hadii aqoon taariiqeed aay u lahaan lahaayeen ee aqoon darro ayaa u geeysatay.

Sidaas darteed, madaxda qabqablayaasha beelaha hubeeysan waxaan la socodsiinaa in xisbigii gobanimadoonka ee SYL oo la aasaasay taariikhda markii ahayd 15.05.1943kii oo ka koobnaa 13 dhallinyaro ah jn tiro ahaan u badnaayeen dhallinyarada Qoowmiyadda Banaadiri guddoomiyane u ahaa Xaaji Muxammad Xusseeyn; dhallinyaradaas waxaay diidanaayeen siyaasadda gumeeysiga oo aheeyd qeybi oo xukun.

Xisbigaasi baaqiisu wuxuu ahaa: '' AXYAA WADDANI, SOOMALIYEEY TOOSOOY IYO QABIIL QARAN MA DHISO ''. Dastuurka xisbigaasi waxaa ugu waaweeynaa kana mid ahaa: 

in dalka lagu hoggaamiyo diinta iyo shareecadda islaamka, in la cirib tiro dhaqamada xun-xun oo aay ka mid yihiin: qabiilka iyo qabyaaladda iyo is quursiga, in la hor'mariyo aqoonta , hiddaha iyo dhaqanka fiican. Haddaba, madaxda qabqablayaasha beelaha hubeeysan waxaan la talinayaa inta aay fal ku kicin ama suubin sida nidaamka 4.5ka in ugu horreeyntii iney xog'ogaal u noqdaan taariikhda beelaha Soomaalida khaas ahaan taariikhda dhabta ah ee qoreyaasha caalamka ay ka qoreen Qoowmiyadda Banaadiri, qoraaladaas aad ka heli kartaan bibliyooteegyada waaweyn ee caalamka, '' AQOON LA'AAN WAA IFTIIN LA'AAN'', '' GADAAL KA GAAR WAA GOOB DUMIS '', sababtoo ah muwaadhiniin ay u soo halgameeyn xor'nimada Soomaaliya maantane awood qeeybsiga lagu sheegaayo OTHERS ama NUS AH waa yaabee!!!.

Sidaas daraadeed, dhammaan guddiyada ururada qoowmiyadda Banaadiri ka dhisan dowladaha caalamka iyo siyaasiyiinta, diblomaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, indheer garadka,caalimiinta, dhallinyarada iyo hooyooyinka waxaan u soo jeedinayaa in si deg deg ah aan u wada bilaawno 3da qodob inoogu muhiimsan oo ah kuwa soo socda:

B) In la abuuro guddi xalaal ah oo lagu magacaabaayoo: GUDDIGA DIFAACA XUQUUQDA SHACBIGA QOOWMIYADDA BANAADIRI, taasoo lagu gaari karo in aannu isku mowqif ahaano, codkeenuna uu ahaado hal kaliya, inaan ka qeeybgalno fadhi kasto la qabanaayo ee ku saabsan dib u dhiska dowladda Soomaaliya iyo dib u heshiisinta khilaafaadka ka taagan dowladda ku meel gaar ah iyo beelaha ka soo hor'jeeda oo annaga ka mid nahay;

T) si loo dhiso guddigaasi waxaan soo jeedinayaa in guddiyaasha ururadeena inooga ghisa dowladaha caalamka in ay soo magacaawdaan 2/3 qof si aan go'aan uga gaarno meeshii isku imaan laheeyn anigoo talo ahaan u soo jeedinaayo magaalada Genève ee waddanka Iswiiska.

J) ka qeybgalkeeynu shirarka la qabanaayo ee arrimaha dowladda Soomaaliya in doodeenu uu ahaado sidii aan ku soo cesha laheeyn xuquuqdeena iyo dhulkeenaba '' XUQUUQ IYO DHUL DHIMANAAYO WAA LOO DHINTAA '' Waxaan ku rajaweeynahay in arrimaheena oo idin soo jeediyey in si dhaqso ah u wada hir'galino, wada shaqeeyn joogto ahne aan wada yeelano, wa billaahi attoowfiiq.

aalfaqiih@hotmail.com




permalink | inviato da Banaadiri il 23/1/2012 alle 21:29 | Leggi i commenti e commenta questo postcommenti (0) | Versione per la stampa

sfoglia     febbraio        marzo
 

 rubriche

Diario
La Regione del Banaadir
ACBI
Immigrazione
Informazione dal Banaadir e dalla Somalia
Esteri
Africa
Politica
Informazioni Utili in Italia
Libri di Storia sul Banaadir e sul Corno d'Africa
Dhalasho

 autore

Ultime cose
Il mio profilo

 link

Puntland News Media
Università di Bologna
Democratici di Sinistra
L'Unità
Amnesty International U.K.
United Nation
Banaadiri Bibliography
Yemen Times
Sito utile della Somaliland
Sito dell'UNHCR
Unione Europea (UE)
Khaleej Times UAE
Sultanate of Oman - OMAN -
CISL Confederazione Italiana Sindacati Lavoratori
(CGIL) Confederazione Generale Italiana del Lavoro
Ministero degli Interni
Ministero del Lavoro e delle Politiche sociali
Banaadir Community in New Zealand [Home]
Nigrizia.it - il sito dell'Africa e del mondo nero
News Asmarino Com Front Page
Rivista 'Africa e Mediterraneo
League of Arab States Information
Arab News Paper Al Hayat
Bantu del Banaadir(Som)
Somaliland Times
Petracci Studio
Notizie per gli immigrati in Italia
Assoc. Areas nel FVG-Italy
Southern Somali Union
Sito Nuredin Scikei
La Regione del Banaadir
La Regione del Banaadir
sito Utile
Banaadir Community in Kuwait
banaadir Italia
DPR 334/04
Ilaria alpi
Associazione Culturale WarNews
Baidoa
guulane
Regione Emilia Romagna
Regione Friuli Venezia Giulia
Rivista Popoli
Riviste Italiane Utili
Rivista Intern. di Architettura
Rivista Internazionale in Italia
Istat - Italaina
Consiglio Nazionale dell'Economia e del Lavoro-CNEL
Comune di Pordenone
Comune di Roma
Comune di Gorizia
Eurostat
Risultato Elezione Amministrative del 2003 - in Friuli V.G.
Emergency - di Gino Strada
MATILDE MADRID
SERGIO COFFERATI
markacadey- net
Banaadir - Italy - ACBI
PAOLA T. BRUNI
GRUPPO 85
POPOLI
INTERNAZIONALE
ESPRESSO
LIUTPRAND - Alberto Arecchi
AIR ONE - ITALY
RYANAIR - ITALY
VOLARE - ITALY
Cultural Orientation Resource Center
Ansa Italiana
Nuccio Iovene
Un Ponte Per ...
Sito Utile . Asia
Sito Utile USA
Comuni Italiani
Mod. auto
Ajeeb
Nessuno.tv
Muslim Friendship
Gazzetta della Politica
Telefonate Gratis dal P/C - Inform.
Inform. Dal Medio Oriente & Mondo Arabo
Islam Ciid Card
Al Faqi (Qataan)
Alternative Media
Il Manifesto
Ajeeb.trans.utile
Al Jazeera
markacadeey
mercurio
Blog
Sito Banaadiri
Music
Banaadiri-Splinder
RaiNews24
Manifestazione ITALO/AFRICA
Banaadiri-1
banaadiri
STFG-Somali Federal Gov
SOuthern Somali Union
mercurio
Petracci

Blog letto 1 volte

Feed RSS di questo blog Rss 2.0

Feed ATOM di questo blog Atom