Blog: http://Banaadiri.ilcannocchiale.it

TACSI


Anigoo ku hadlayaa magaca Caa’ilada Cabaas Suufi Maxamed Majawe, waxaan tacsi u diraynaa Hooyo Madiixa, caruurteeda iyo ehelka Reer Faqi oo idil, tacsidaasoo ah mid tiiraanyo iyo naxdinta leh, lana xiriirta Allaha u naxriistee waalidkooda :

Marxuum Iikar Amiin Iikar

oo ku geeriyooday magaalada Sweden.

Waxaan Eebe ooga baryeynaa inuu Aabe Iikar ka waraabiyo Janadii firdowsa, ehelakii iyo caruurtii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiin Yaa Allah.

Mudane Maxamed Cabaas Suufi

Pubblicato il 25/2/2011 alle 21.35 nella rubrica Diario.

Il Cannocchiale, il mondo visto dal web