Blog: http://Banaadiri.ilcannocchiale.it

Inaa li Allah wa Inaa Ilayhi Raajicuun ...



Inaa li Allah wa Inaa Ilayhi Raajicuun:

Anigoo ku hadlaaya magaca Caa’ilada Cabaas Suufi Maxamed Majawe iyo Caa’ilada Faarax Sugulle Samatar, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direnynaa Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan caa’ilada iyo ehelka uu ka geeriyooday Marxuum:

MADAXWEYNE CABDULLAAHI YUUSUF AXMED

Oo ahaa halgame, halyey isku dayay inuu mideeyo wadankayaga, ahaana Madaxweynihii oogu horeeyay ee qaarada Afrika oo istiqaalad dhiiba isagoo weli ah madaxweyne.

Allaha u naxriisto, samir iyo imaan Eebe hanaga siiyo, Jannadii firdowsana Eebe haka waraabiyo. Amiin Yaa Allah.

Maxamed Cabaas Suufi Majawe

Pubblicato il 23/3/2012 alle 20.47 nella rubrica Diario.

Il Cannocchiale, il mondo visto dal web